Belediyahay Doortaan, Dar Boobaaya Mooyeen, Mid Badbaadsha Laga Helin.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, February 14, 2018 16:52:04
Beri Haddii Lahayden, Waxa Maqan Bunkini, Baahida Bixinlaa, Beegsate Geesigiiniye

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.(S.C.W.R.W.B.)
SALAANTAAS ISLAAMKA KA DIB,WAXAN TU KHAASA AH U SOO
DIRAYAA,BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-BOCADANI HABAARANEE,BIYAHA ISU DIIDAYEE,

BADH HARADANYIIN,QAAR BARAF KU MAYDHAN,

BEELBEESHA NOQTE,BAKHTIYAYEN DADKEEDIBA,

BELED NOOGU SHEEGTAN,MEELAN BIYO LAHAYN.

 

2-BAYLAHSHEEN DADKEEDII,BELEDIYAHAY DOORTAN,

KUWO BOOBA MOOYEE,MID BADBAADSHA WEYDEE,

BAHALAHAA CUNAAYEEN,BIXINAYNIN  WADA YIIN,

MAXAAN UGA BUSEELAA,HALGANKII BILAASHOOW.

 

3-BURBURKII KU MARAY,BOMBOMKI LAGU GARAACAY,

BASR XUMO KA QAADOO,WAA DAD AAN IS BIXINAYN,

BAYLAHDOODA MOOGOO,BIRTABA KAW ASLANAYAY,

BAARKAW FIDHAANOOY,BADHI AY WARAABSHAAN.

 



FB",sans-serif">4-BERI HADDII LAHAYDEN,WAXA MAQAN BUNKINI,

   BAAHIDA BIXINLAA,BEEGSATE GEESIGIINIYE,

   MA DABOOLAY BOOGTI,BERITU MAXAD ODHAN,

  MARKU BIIXI KAA DEGO,BARIYO GALBEED KORO.

 

5-BUSAARADIYO QABBEENIYO,BOOLA XOOFTADADI,

    BEERAQAAG NACASNIMO,U BOTORI SHISHEEYAA,

    DOOXA BURQANYE,BUURAHAA DHEX MARAYOOW,

   BILAAHO KU DHAARSHE,BADHTAMA MAGAALADA,

 

6-BISHAN DAADKA SOO BEEG,BAANDHE INTAYS NICEB,

    BAALBAAL DHAMAANOO,BUULCAWS HA KAGA TEGIN,

    BACADLA BAKHTIYAYIYO,BAAL KA DHAAF MASAAKIIN,

    BISINKAAD U QABANO,BEEGSO MEESHAN KUU DIRAY.

                ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.