Hambalyo Meher Wecan Boqoryaxye Abiib Gudhane Iyo Boqoraddahodan Omar Dahir


(Hadhwanaagnews) Wednesday, February 14, 2018 16:48:38
Waxa Hambalyo Taas La mid Ah Diraaya Dhamaan Reer Jamac Gudhane Iyo Reer Koosar Maxamed Waxaanu Ugu Ducaynayna

 

Aabo Abiib Jamac Aw Cabdiiyo Hooyo Sahra Ali Libaaxiyo Dhamaan Reer Abiib Jamac Gudhane WaxayHambalyo iyo Bogaadin u Dirayaan Mr. Yaxye Abib Gudhane Iyo Hodan Omar Dahir oo Meher-koodu Ka Dhacay Magaladda Hargeisa.

Waxa Hambalyo Taas La mid Ah Diraaya Dhamaan Reer Jamac Gudhane Iyo Reer Koosar Maxamed Waxaanu Ugu Ducaynayna Ducadii Rasuulka scw

Guule Lagama Waayee Gobonimo Ku Aqal Gala

 

 

 

 

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.