Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada Gobolka Saaxil Oo Tacsi Udiraya Ehelkii Uu Kabaxay Marxuum Aaden David


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 13, 2018 17:02:52
Waxaanay marxuumka ilaahay uga baryeynaa in uu ku abaalmariyo Camalkiisii Wanaagsanaa Janadii Fardowsana Geey

Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada Gobolka Saaxil Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Madixii Hore Ee Faraca Bada Dekeda Berbera Marxuun Aaden David

Isuduwaha Wasaaradda Maaliyada G/Saaxil ahna Maamulaha Kastamka Berbera Mohamed Abdi Gurhan, Maamule Xigeenka 1-aad ee kastamka Berbera Cabdilahi Caydiid Jaamac, Maamule Xigeenka 2-aad ee kastamka berbera Saleebaan Maxamed Faarax (Saleban Goox), Maamulaha Cashuuraha Beriga G/Saaxil Ciise Muxumed Raage Madaxa Shaqadda iyo Shaqaalaha Kastamka Berbera Ciise Cali Xasan iyo dhamaan hawl wadeenada wasaaradda Maaliyada Gobolka Saaxil waxay Tacsi Tiiranyo leh u dirayaan Marxuun Adan Xuseen Cilmi( Aden David) Madaxii hore ee Faraca badda Dekeda Berbera. oo maanta lagu aasay Magaalada berbera

Waxaanay marxuumka ilaahay




uga baryeynaa in uu ku abaalmariyo Camalkiisii Wanaagsanaa Janadii Fardowsana Geeyo, Guud ahaan Qoyskiisa iyo eheladiisiiba Dhamaantoodba ilaahay Samir iyo Iimaan haka siiyo AMIIN AMIIN AMIIN




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.